Home / Keydka Sawirada / Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga”Sawiro”

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga”Sawiro”

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Kulan gaar ah la qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar,waxaana ay ka wada hadleen Arrimo dhowr ah.

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayaa ka Codsaday Safiirka Turkiga  Olgan Bekar in Dowladdiisu ay wax ka qabato Abaaraha ka jira Galmudug oo Meelo badan oo ka mida Galmudug ay Dadku Abaarta u dhinteen.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.