Home / Somali News / Qarax ka dhacay Maqaayad ku taalla Magaalada Qoryoole

Qarax ka dhacay Maqaayad ku taalla Magaalada Qoryoole

Qoryooley–KNN– Wararka ka imaanaya Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Qarax Miino oo lagu aasay Maqaayad ku taalla Degmada uu halkaas ka dhacay,waxaana ku dhaawacmay illaa  6 Qof oo Shacab ah.

Taliyaha Ciidanka Booliska Qoryooley ayaa Warbaahinta u sheegay in Qaraxu uu ahaa Mid la doonayay in lagu Xasuuqo Dad Shacab ah oo aan waxba galabsan.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.