Home / Keydka Sawirada / Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kormeeray Dekedda Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kormeeray Dekedda Muqdisho

Muqdisho–KNN–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Maanta Kormeeray Dekedda Magaalada Muqdisho,waxaana uu u kuur galay sida Shaqadu u socoto.

Xasan Cali Kheyrre ayaa sheegay In Shaqo aad u fiican ay ka socoto Dekedda,waxaana uu ka dalbaday Madaxda Maamulka Dekedda Muqdisho in ay sii wadaan Shaqada Culus ee ay hayaan.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.