Home / Somali News / Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre oo Sameeyay Ciwaan ay Shacabku kala Xariiri karaan

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre oo Sameeyay Ciwaan ay Shacabku kala Xariiri karaan

Muqdisho–KNN–Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Markii ugu horeysay sameeyay Ciwaan ay Shacabka Soomaaliyeed ay ku soo gudbin karaan Aragtidooda,sida Figradaha,Talooyinka iyo Cabashada intaba.

Ciwaankaan uu sameeyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa ah Fariimaha@opm.gov.so,waxaana Arrintaan ay Fursad siin doontaa dad badan oo aan horay u haysan Meel ay Cabashadooda iyo Figraddooda ku gudbiyaan.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.