Home / Somali News / Safiirka Qadar ee Soomaaliya Oo Maanta Maamulka G/Banaadir Gudoonsiiyay Deeq Gargaar ah.

Safiirka Qadar ee Soomaaliya Oo Maanta Maamulka G/Banaadir Gudoonsiiyay Deeq Gargaar ah.

Muqdisho–KNN– Dowlada Qadar Ayaa Maanta Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Gudoonsiisay Deeq Gargaar oo loogu Tala Galay Dadka ay Saameysay Abaarta ka Jirta Gobolada Soomaaliya.

Waxaa Deeqdaan Dowlada Qadar ay Soo Dhiibtay Gudoonsiiyay Maamulka Gobolka Safiirka Dowlada Qadar U Fadhiya Soomaaliya waxaana Gudoonsiin kadib Ay U ruqaansadeen Duleedka Magaalada Muqdisho Waxaana Halkaasi ay Kun Qoys Ugu Qeybiyeen Deeqdii ka timid Dowlada Qadar oo Ahayd Raashiin.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.