Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Gobolka Gedo

War Deg Deg ah:- Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Gobolka Gedo

Kibis–KNN– Wararka ka imaanaya Degaanka Kibis oo hoostaga Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay Maanta Duqeeyeen,waxaana Duqeymaha lala beegsaday Fariisimo Al-shabaab ay ku leeyihiin Degaanka Kibis.

Saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in Duqeynta lagu dilay Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa Degaanka Kibis ee Gobolka Gedo Koofurta Soomaaliya.

Kenya weli wax Faah-faahin ah kama bixin Duqeynta Diyaaradaheedu ay ka fuliyeen Duleedka Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.