Home / Somali News / War deg deg ah:- Madaxweynaha Hirshabelle oo tagaya Buula-barde oo Shalay lagu dilay Askari AMISOM ah

War deg deg ah:- Madaxweynaha Hirshabelle oo tagaya Buula-barde oo Shalay lagu dilay Askari AMISOM ah

Buula-barde–KNN– Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada AMISOM ayaa Maanta  Tagaya Magaalada Buula-barde oo Shalay lagu dilay Askari kamida Ciidamada Jabuuti Ee AMISOM.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Hirshabelle ayaa Radio Kulmiye u sheegay in Madaxweynaha iyo Wafdiga la socda ay Buula-barde u tagayaan Xalinta Askariga AMISOM ee Shalay lagu dilay Buula-barde,waxaana la sheegay inuu dilay Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Faah-faahinta dib kala soco Insha Allah

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.