Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Nin Galabta lagu Toogtay Degmada Yaaqshiid Ee Gobolka Banaadir

War Deg Deg ah:- Nin Galabta lagu Toogtay Degmada Yaaqshiid Ee Gobolka Banaadir

Muqdisho–KNN– Dableey Bastoolado Wadatay ayaa Galabta Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ku Dishay Nin Magaciisa lagu soo koobay Amadi oo ka mid ahaa sida la sheegay Dadka Degmadaasi ku nool.

Dableeydii Dilka Fulisay ayaa Goobta ka baxsatay.

Ninka la dilay ee Magaciisa lagu soo Koobay Amadi ayaan la ogeyn illaa hadda Cida uu u shaqeeyo,waxaana halkaas gaaray Ciidamada Ammaanka.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.