Home / Somali News / War Deg Deg ah:-Warqado Digniin ah Oo lagu Daadiyay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha.

War Deg Deg ah:-Warqado Digniin ah Oo lagu Daadiyay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha.

Muqdisho–KNN–Warqado Digniin ah ayaa lagu daadiyay Goor dhow Gudaha Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Ee Magalada Muqdisho.

Si gaar ah waxa loogu digay Ganacsatada Suuq Khaliifa Ee Bakaaraha Ilaa hadda lama oga Warqadahaan Cida ka dambeysa iyo Digniinta ay soo direen waxay salka ku.

illaa Hada Lama Oga Cida Sida rasmiga ah uga Dambeysa Warqadahaasi Daadintooda Waxaana loo maleynaayaa in ay Ka Dambeeyaan Shakhsiyaad Gaar ah.

HALKAAN KA AKHRI WARQADA:

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.