Home / Keydka Sawirada / Wasiirka Amniga oo Maanta Daah-furay Habkaan cusub ee qadashada Basaboorka”Sawiro”

Wasiirka Amniga oo Maanta Daah-furay Habkaan cusub ee qadashada Basaboorka”Sawiro”

Muqdisho–KNN–Wasiirka Wasaaradda Amniga Qaranka Mudane Maxamed Abukar Islow (Ducaale) ayaa maanta si rasmi ah u daahfurey habka cusub ee qadashada Basaboorka Soomaliya oo laga hirgaliyey dalka.

Habkaan cusub ee qadashada Basaboorka ayaa ah mid lagu hubinayo qaadashada basaboorka, iyada oo la raacayo hanaan isku xiran oo ku salaysan sharciyada iyo xeerarka bixinta Jinsiyadda, Aqoosiga iyo baasaboorka Soomaaliga ah.

Sidoo kale wuxuu wasiirka kormeer guud ku sameyay xaruunta bixinta Basaboorada iyo xaafiisyada maamulka Hay’adda Socddaalka iyo Jinsiyadda, wuxuuna la kulmay shaqaalaha iyo shacabka loo adeegayey, isaga oo su’aalo weydiiyey shacabka sida ay u arkaan hanaanka.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

Comments are closed.